Baladweyne(Radio Beerlula)-Munaasabadan oo aheyd mid lagu daah furayay xafiiska cusub ee shirkadda Organ ee gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay hotelka Darusalaam ee magaalada Baladweyne waxana ka qeyb galay xubno ka tiran maamulka gobolka Hiiraan, ururada bulshada rayida, madaxda shirkadda, bahda waxbarashada iyo marti sharaf kale.
Shirkada Orange ayaa inta badan dhalinyarada u fududeysa adeegyada waxbarashada ee dalka dibadiisa iyo in dadka caafimaadkooda wax looga qaban waayo dalka gudihiisa Vice caafimaad uga raadisa dalka dibadiisa.
Warbixintan waxaa noo heysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.