Baladweyne oo laga hirgeliyay goobo lagu qurxiyo haweenka

0
331

Baladweyne(Radio Beerlula)- Goobo inta badan lagu qurxiyo haweenka islamarkana faa’ido badan ka heleen gabdhaha ayaa laga hirgeliyay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Qaar ka mid ah milkilayaasha goobahan lagu qurxiyo haweenka ayaa Radio Beerlula u sheegay in inta badan goobahan ay yimadan gabdhaha, si loo qurxiyo.

Gabdhaha ka faa’ideystay adeegyadan cusub ee lagu soo kordhiyay Baladweyne gaar ahaan qurxinta haweenka ayaa soo dhaweeyay.

Kowsar Khalif Cali ayaa warbixintan noo diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here