Baladweyne oo lagu qabtay dood cilmiyeed ku saabsan sida ardeyda ka baxday dugsiyada sare loogu qancin lahaa jaamacaddaha magaalada

0
330

Baladweyne(Radio Beerlula)- Dood cilmiyeedkan oo lagu gorfeynayay sida ardeyda sannadkan ka baxday dugsiyada sare ee magaalada Baladweyne loogu qancin lahaa inay wax ka baratan jaamacaddaha ku yaalla magaalada ayaa waxaa soo qaban qaabiyay ururka hormarinta waxbarashada Ardeyda gobolka Hiiraan ee Hisda.

Madax ka socota jaamacaddaha iyo ardeyda sannadkan ka qalin jabisay iskuullada magaalada ayaa ka qeyb galay dood cilmiyeedkan oo lagu qabtay hotelka daarusalaam ee Baladweyne.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan Ameeriko.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here