Baladweyne(Radio Beerlula)- Xaawo Taako B oo 3-0 kaga badisay Buundo weyn kadib ciyaar xiise badan oo ku dhaxmartay xarunta shanterka ee magaalada Baladweyne.
Wajiga koowaad ee tartanka horumarinta ciyaaraha ayaa la soo afmeeray waxana lagu wadaa in la soo saaro wajiga labaad ee tartankan.
Sideed kooxood oo laga soo xulay afarta xaafadood ee magaalada Baladweyne ayaa ka qeyb galaya.
1 Buundo Wayne B.
2 Holwadaag B.
3 Kooshin A.
4 Xaawo Taako B.
5 Holwadaag A.
6 Buundo weyn A.
7 Kooshin B.
8 Xaawo Taaako A.