Baladweyne ( Radio Beerlula )-Suuqa xoolaha ee ku yaalla xaafadda Hoolwadaag ee Magaalada Baladweyne ayaa lagu qabtay Banaanbaxaan roobdoonka ah oo ay ka qeybgaleen,Culimada,waxgaradka iyo ardayda dhigata goobaha waxbarashada
.
Dadka isku soo baxay ayaa tuktay Salaad labo rakco ah iyadoo goobta laga jeediyay muxaadarooyin diini ah iyo ducooyin.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.


