Banaanbax roob doon ah oo lagu qabtay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.

0
103

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa lagu qabtay banaanbax roob doon ah, kaasi oo ay soo abaabuleen culimada, odayaasha dhaqanka iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Banaanbaxan ayaa ka dhacay bartamaha magaalada Guriceel, waxaana goobtaasi isugu soo baxay boqolaal qof oo isugu jiray rag, dumar iyo caruur, kuwaasi oo Alle u tuugayay si ay rooh u helaan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here