Baladweyne (Radio Beerlula)- Duleedka Magaalada Ceelguula ee Koonfurta gobolka Mudug ayaa lagu qabtay Banaanbaxaan roobdoonka ah oo ay ka qeybgaleen Maamulka magaalada,Culimada,waxgaradka iyo ardayda dhigata goobaha waxbarashada magaaladaaasi.
Dadka isku soo baxay ayaa tuktay Salaad labo rakco ah iyadoo goobta laga jeediyay muxaadarooyin diini ah iyo ducooyin.
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.
Audio Player