Bandhig cilmiyeed lagu qabtay magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

0
165

Baladweyne ( Radio Beerlula )-magaalada Gaalkacy ee gobalka mudug ayaa waxaa lagu qabtay munaasabada lagu soo bandhigaayay bandhig cilmiyeedka todobaadka kàasi oo sand kasta laqabto islamarkaana ay Soo agaasimeen maamulka iyo Ardayda jaamacadda modern.

munaasabada bandhig cilmiyeedka waxaa kaqayb galay masuuliyiin kasocoday màamulka gobalka muduga bahad Waxabarshada dhalinyaro iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here