Bandhiga Buuga Aqoon Deegaan oo lagu qabtay magaalada Hargeysa.

0
38

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland ayaa lagu qabtay munaasabad lagu soo Bandhigaayay Buuga aqoon deegaan oo uu qoray abwaan Axamed Gaheyr Faarax.

Munaasabadda waxaa ka qayb galay wasiiro ka tirsan maamulka Somaliland dhallinyaro Aqoon yahano Haween iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.