Baladweyne ( Radio Beerlula )-Bandhigan farshaxanka ah oo lagu soo bandhiyay madxafka qaranka soomaaliya ee magalada muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirka waxbarashada soomaaliya Faarax sheekh Cabuqaadir iyo masuuliyiin ka tirsan gobolka Banaadir abwaano iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay bandhiga farshaxanka soomaaliyeed.
bandhigaan farshaxan ayaa waxa lagu soo bandhigay hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed oo ay soo diyaariyeen farshaxano soomaaliyeed.
Warkan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed