Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada muqdisho ee caasimada Soomaliya ayaa waxaa lagu soo gaba-gabeeyey Bandhiga Ganacsiga iyo Caafimaadka oo sanadkaan ay qabatay Somali Business.
Munaasabada xeritaanka Bandhiga Ganacsiga iyo Caafimaadka Waxa ka qeyb kalay wasiiro katirsan XFS xildhibaano katirsan labada aqal siyaasiyiin ganacsato iyo marti Sharaf kale.
Warbixintaan waxa soojeedineeysa Xaawo Aadan Xuseen.