Bandhiga Ganacsiga iyo Caafimaadka Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay.

0
87

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada muqdisho ee caasimada soomaliya ayaa kafurmay Bandhiga Ganacsiga iyo Caafimaadka oo sanadkaan aay qabatay somali magazine

Waxa ka qeyb kalay furitaanka bandhiga wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS Maxamed Bare Maxamuud gudoomiye kuxigeenka rugta ganacsiga iyo warshadaha somaliya Cabdiraxmaan Cabdulaahi Aadan iyo mas’uuliyiinta shirkadaha ka qeyb kalaya.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.