Bandhiga isbuuca Tiknolojiyadda oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

0
5

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Jaamacada Muqdisho ayaa  qabatay bandhiga isbuuca teknoolojiyada jaamacada kasoo ay soo qab qabiyeen ardayda wax ka barto jaamacada Muqdisho

Bandhigaan ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka jaamcada ardayda barto cilmiga computer macaliimiin iyo marti sharaf kala duwan.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here