Bandhiga Kutubbo lagu turjumay Afka Somali oo lagu qabtay Dhuusamareeb.

0
175

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka maamulka Galmudug ayaa lagu qabtay Bandhiggii 3-aad oo ah Kutubbo lugu turjumay Afka soomaaliga .

Waxaa madasha bandhiga ka qeeybgalay maamulka degmada Dhuusamareeb aqoonyahano culimo iyo xubno kascoday ururada bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here