Bandhiga Suuq weynaha Muqdisho oo la daah furay.

0
48

Baladweyne (Radio Beerlula)-magaalada muqdisho ee caasimada soomaaliya ayaa lagu qabtay bandhiga ganacsiga suuqyada muqdisho oo ay soo qaban qaabisay rugta ganascia soomaaliya oo ay ku mideysanyihiin dhamaan ganacsatada soomaaliyeed.

munasaabada furitaanka bandhiga ganacsiga suuqyada muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan dowlada soomaaliya iyo ganacsatada soomaaliyeed oo kusoo badhigay wax soo saarkooda iyadoona bulshada soomaaliyeed ee ku dhaqan muqdisho loo sameeyay qiimo dhimis sadaxda maalmood ee uu socon doono bandhigan ganacsi.

Warkan Waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed