Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose ayaa lagu qabtay Munaasanadan oo Lagu soo Xirayay barnaamijka todobaadka dhaqanka ee Jaamacadda Kismaayo .
Munaasabadda waxaa ka qeybgalay maamulka jaamacadda ,arday,Ganacsato iyo masuuliyiin kale iyadoo munaasabadda lagu soo bandhigay waxyaabo ka tartjumaya dhaqanka soomaaliyeed.
Warbixintan waxaaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.