Bandhigga buugga Dowlad-dhiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho.

0
130

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka ayaa lagu qabtay bandhigga buugga Dowlad-dhiska Soomaaliya.

Waxaa madasha ku sugnaa Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka oo ay kamid yihiin wasiiro iyo xildhibaano qoraayaal iyo aqoonyahano.

WAXA SOO JEEDINAYA Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here