Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta ka qayb galay bandhigga Suuq-weynaha Muqdisho kaasi oo ay isugu yimaadeen hormuudka ganacsatada Soomaaliyeed.
Bandhigaan ayaa ujeedkiis wax ay tahay in gancstada ay xoojiyaan dadaalkooda gancsi hormariyaan hal abuurka cusub una istaagaan sidii kor loogu qaadi lahaa kobac dhaqaalaha dalka.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.
Audio Player

