Baladweyne (Radio Beerlula)- Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magaalada Muqdisho ayaa sheegay in guul weyn laga gaaray qorshaha deyn cafinta kadib markii hay’adda lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka ay isku raceen in Soomaaliya ayaa gaartay marxaladda u qalmida deyn cafinta ee Decision Point.
Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.