Baledweyne ( Radio Beerlula )-Barnaamij gaar ah oo ku saabsan maalinta caalamiga ah ee Waalidka kadib markii Qaramada Midoobay ku dhawaaqday in la xuso maalinta sanadkii 2012, si dunidu u qirto kaalinta muhiimka ah ee waalidiintu ka qaataan nolosha ubadka waxaa barnaamijkan soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


