Baraamijka waxbarashada ee Radio Beerlula

0
64
Baladweyne (Radio Beerlula)- Baraamijka waxbarashada ee Radio Beerlula Todobadkaan waxaan ku eegi doonaa iskuulka Tusmo oo ah iskuul hoose iyo dhexe isla markaana ku yaalo xaafada Xaawa taako ee magalada Baladweyne waxaana soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.