Barakacayaal gaaray deegaanka Lafoole ee gobolka Shabeellaha hoose

0
111

Baladwalyne  ( Radio Beerlula )-Qoysaskan oo kasoo barakacay gobolada baay ,Bakool iyo shabellaha hoose ayaa gaaray deegaanka Lafoole ee gobolka Shabeellaha hoose.

Barakacayaashan ayaa heeysato xaalad nolol xumo iyagoo deegaanka lafoole usoo garay ineey helaan nolol dhaanta mida ay kasoo carareen.

Warbixintaan waxa soojeedinaya C\qaadir Cumar Ibraahim.