Barakacayaal ku nool Baladwayne oo loo sameeyay adeeg Caafimaad oo bilaash ah.

0
140

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ururka Samafalayaasha Caafimaafka Al-Iiman ayaa olole isugu jira baaritaano iyo Wacyigelin u sameeyay barakacyaasha ku jira Kaamamka Cadaani iyo If iyo Aakhiro ee Magaalada Baladweyne.

Baaritaanada loo sameeyay Qoysaskaan ayaa waxa kamid ah cudurada ka dhasha Biyaha sida Shuban biyoodka ìyo Duumada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here