Barakacayaal ku nool Baladweyne oo codsaday hoy ay ka galan dhibicda roobka.

0
100

Baladweyne (Radio Beerlula)-Qoysaskan oo ku nool kaamka Alcadaala oo ku yaalla xaafadda Buunda Weyn ee magaalada Baladweyne islamarkana degan guryo ka sameysan kartooman iyo baco la isku geeyay kuwaasoo aan celin Karin dhibicda roobka, qaboowga habeenkii iyo kuleylka maalintii ayaa codsaday in lala soo gaaro baco ay ka galan dhibicda roobka maadaama roobkii ay ka da’ayaan magaaalada Baladweyne.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.