Barakacayaal ku nool Baladweyne oo codsaday in gurmad lala soo gaaro

0
118

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qoysaskan barakacayasha ah ee ku nool kaamka gumare ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa soo food saartay xalad dhanka nolosha ah oo ay kamid yihiin hooy la-aan,biyo yari,caafimaad daro iyo raashiin la-aan.

Dadkan danyarta ah ayaa isugu jira haween ka yimid tuulooyinka hoosyimaada magaalada iyo kuwo kasoo barakacay magaalada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.