Barakacayaal ku nool Baladweyne oo codsaday in la caawiyo

0
210

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qoysaska barakacayaasha ah ee ku nool kaamka Wiiro-Wiiro oo ku yaala xaafada Kooshin ee magaalada Baladweyne ayaa la soo darastay xaalad nolol xumo oo ay uguy horeeyso Hooy,la-aan.

Barakacayaashaan ayaa ku nool guryo ka sameysan Baco iyo Geedo la-isku geey-geeyay kuwaasi oo aanan celi Karin dhibicda roobka iyo kuleeylka cad-ceedda.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here