Barakacayaal ku nool Baladweyne oo codsaday in lala soo gaaro bacaha laga galo roobka.

0
220

Baladweyne (Radio Beerlula)- Xili roobabkii Guga ay ka curteen magalada Baladweyne iyo qeybo kq mid ah gobollada dalka islamarkana ay ku diirsadeen inta badan dadka iyo duunyada ayaa haddana waxaa sameyna kala kulmay dadka barakacayasha oo degan guryo ka sameysan boco iyo agab kale oo la isku geegeeyay kuwaasoo intooda badan celin karin dhibicda roobka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.