Barakacayaal ku nool Baladweyne oo codsaday in loo dhiso Musqulo

0
116

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Qoysaska barakacayaasha ee ku nool kaamka kumasaar xaafada koshin ee magaalada baladweyne ayaa cod saday in loo dhiso musqulo si ay u ilaaliyaan nadaafada kaamka .

Barakacayaashan ayaa ah kuwii ku soo xoolo beelay abarahii ka dhacay dalka kuwaasoo soo maciin biday magaalada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here