Barakacayaal ku nool Baladweyne oo codsaday in loo dhiso nalalka soolarada ee ku shaqeeya cadceeda.

0
210

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Barakacyaashaan Oo ku nool Kaamka Laas Qurun oo ku yaalo duleedka Waqooyiye Baladweyne ayaa xiligaan waxa ay wajahayaan koronto la’aan baahsan maadaama aysan awoodin in ay iibsadaan Solarada ku shaqeeya cadceeda.

Barakacyaashaan ayaa isugu jira Hooyooyiin da’a ah ,Haween , Caruur kuwaas oo dhibaato badan la kulma xilliga Habeenkii.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here