Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qoysas kaan oo ku nool kaamka Najax oo ku yaalla xaafadda Kooshin ee magaalada Baladweyne ayaa codsday in loo hergeliyo xarun caafimaad.
haweenka uurka leh iyo caruurta ay soo ritaan malaariyada jadeecada iyo cudurada kale ayaan awoodin ineey isla bixiyaan lacagaha lagu qaaado isbitaalada magaalada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.