Baladweyne (Radio Beerlula)-Inkastoo markii horaba ay la daala dhaceeyeen duruufo kala duwan oo ku heysta kaamkan xaliye oo ku yaala duleedka bari ee magaalada Baladweyne ayaa haddana waxaa ugu darsamay roobabkii guga oo ka curtay magaalada iyo deeganada hoos yimaada.
Warbxintan waxaa Inoo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.