Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ururka Samafalayaasha Caafimaadka ee Al-Iiman ayaa Deeq daawooyiin iyo baaritaano isugu jira gaarsiiyay Kaamamka Cumar Moosle iyo Gaduudoow oo ku yaalo duleedka Koonfurta Baladweyne.
Deeqdaan dawo la gaarsiiyay Kaamamkaan ayaa waxaa ay isugu jireen Xanuun baabi’iyaal iyo Sharoobooyiin iyo Daawooyiinka loogu talagalay Nafaqada Hooyada iyo Dhallaanka.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.


