Barakacayaal ku nool Baydhabo oo codsaday in shaqo abuur iyo gargaar lala soo gaaro.

0
104

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Haweenkan oo ku nool kaamamka barakacayasha Magaalada Baydhabo islamarkana ka soo hayaamay abaaraha ka jira deegannada koonfur galbeed ayaa codsaday in shaqo abuur loo sameeyo islamarkana gurmad la la soo gaaro.

Qoysaskan oo ahaa xoolo dhaqato iyo beeraley ayaa soo miciin biday magalada Baydhabo waxana xiligan soo wajahay duruufo dhanka nolosha ah.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.