Barakacayaal ku nool degmada Dhoobley oo abuurtay ganacsiyo yaryar.

0
161

Baladweyne ( Radio Beerlula )- Qoysas barakacayaal ah oo ku nool magaalada Dhoobley ee gobolka jubadda hoose islamarkana ay sameysay abaarta ku dhufatay gobollada dalka ayaa abuurtay fursado ganacsi oo ay ku mareeyaan nolol maalmeedka qoysaskooda.

Qoysaskan oo iskugu jiray xoolo dhaqato iyo beeraley ayaa deegannadii ay ku noolayeen uga soo hayaamay abaarta ka jirta.

Warbixintan Waxa inoo haysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud