Barakacayaal ku nool Dhuusamareeb oo codsaday in la caawiyo

0
7

Baledweyne (  Radio Beerlula )-Xaalada Adag Ayaa soo wajahday dadka barakacayasha ee kunool kaamka Hilaac ee magaalada Dhuusamareeb.

Bahiyaha ugu daran ee dadkan haaysto waxaa kamid ah dhinacyada raashinka biyaha iyo caafimaad daro.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here