Baladweyne ( Radio Beerlula )-Barakacyaashaan oo ku nool kaamamka Cadaani , Buulo gaduud iyo If iyo Aakhro oo ku yaalo duleedka Galbeedka Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa xilligaan wajahaya duruufo nololeed.
Baahiyaha ay wajahaan Barakacyaashaan ayaa waxaa kamid ah Hoy la’aan , Cunno yari iyo waxbarasho la’aan.
Warkan waxaa ino haya Bilaal Daahir Waaneey


