Barakacayaal ku nool duleedka Baydhabo oo codsaday in lasoo caawiyo.

0
73

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Qoysaskan oo ku nool duleedka magaalada Baydhabo isla markaana ay saameeyeen daadad ka dhashay roobka xoogan oo ka da-ay deegaanada Kounfur galbeed ayaa xiligan waxaa soo wajahay xaalado nolol xumo.

Duruufaha ugu daran ee heysta barakacayaashan ayaa waxaa ka mid ah Hooy la’aan iyo Raashiin la-aan.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin