Barakacayaal ku nool duleedka Degmada Caabudwaaq oo codsaday in gurmad lala soo gaaro

0
109

Baladweyne (Radio Beerlula)-Qoysaskaan oo ku nool Kaamka Warsheer oo ku yaalla duleedka Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud ayaa sheegay inay qabaan baahiyo nololeed oo aad uliito.

Qoysaskaan oo kasoo hayaamay deegaanno kala duwan ayaa Baahiyaha ugu daran ee haaysto xiligaan waxa kamid ah hooy aan wanaagsaneeyn raashin la,aan iyo caafimaad daro.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.