Barakacayaal ku nool duleedka magaalada Raage-ceelle oo codsaday in gurmad lala soo gaaro

0
166

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Qoysaskan oo ku nool tuulooyin hoos yimaada degmada Raaga-Ceelle ee gobolka Shabellaha dhexe ayaa waxaa soo wajahday xaalad nolol xumo oo ay kamid yihiin hoy’laan Caafimaad-daro iyo raashi la-aan.

Qoysaskan ayaa kasoo barakacay deegaano kamid ah gobolka Shabeellaha dhexe waxaana ay u baahanyihiin in gurmad lala soo gaaro.

Warbixintaan waxa soojeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.