Barakacayaal ku nool duleedka Muqdisho oo codsaday in lasoo caawiyo

0
117

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Qoysaskaan oo ku nool kaamka garasbaaleey ee duleedka Magaalada Muqdisho ayaa waxaa xiligan heysata duruufo kala duwan oo ay ka mid tahay Hoy la’aan, Caafimaad darro iyo Raashin yari.

Waxana dadkaan ay ka soo barkaceen deegaanka qoryoolee ee Gobalka Shabeelaha hoose.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.