Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qoysaskaan oo ku nool kaamka diini deegaanka lafoole ee duleedka Magaalada Muqdisho ayaa waxaa xiligan heysata duruufo kala duwan oo ay ka mid tahay Hoy la’aan, Caafimaad darro iyo Raashin yari.
Barkacyaashaan ayaa Wax ay iskugu jiraan dadkaan ka soo barkacay deegaanka qoryoolee ee Gobalka Shabeelaha hoose iyo kuwa hore u daganaa kaamka.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.
Audio Player