Barakacayaal ku nool kaamka Kunaso ee Baladweyne oo codsaday in gurmad lala soo gaaro

0
112

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qoysaska barakacayaasha ah ee ku nool kaamka ku naso ee maagalada Baladweyne ayaa wajahaya xalado bini adnimo taaso ay ka mid yahiin hooy la.aan rashiin la.aan iyo daruufo kala duwan.

 

Qoysaskan ayaa ka soo hayaamay deganadii ay ku nolaan jireen tasoo ay kala soo kulmeen abaaro ay ku wayeen xoolahii ay dhaqan jireen.

Warbixintan waxa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.