Barakacayaal ku nool Muqdisho oo codsday in la caawiyo

0
171

Baladweyne (Radio Beerlula)-Qoysaska barakacayaasha ah iyo kuwa qabo baahiyaha gaarka ah ee ku nool kaamamka deegaanka tareedisho ee duleedka maagalada muqdisho ayaa wajahaya xaalado bini’aadanimo kuwasoo ay ka mid yahiin hooy la.aan biyo yari iyo rashiin la.aan

Qoyasaskan oo u badan caruur  haween iyo dadka baahiyaha gaarka qabo ayaana u adkeysan kari  daruufaha soo wajahay.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here