Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qoysaska barakacayaasha ee ku nool kaamka kumsaar ee magaalada Baladweyne oo u badan kuwo danyar ah ayaana caruurtooda u awoodin in ay u iibiyaan dharka ciida.
Qoysaska oo heysto caruur aad u badan ayaa ah kuwa ay soo sameyeen abarahii dalka ka dhacay.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.
Audio Player