Barakacayaasha deegaanka Xawaadley oo dalbaday in gurmad lala soo gaaro.

0
160

Baladweyne (Radio Beerlula)- Dadkan oo iskugu jiro kuwo Arimo Abaareed iyo Nolol Xumo darteeda uga soo barakacay Deegaanadooda gaar ahana deegaanada hoostaga Deegaanka Xawaadleey ee Gobolka shabeelaha dhexe ayaa wajahaya Gaajo iyo Cunto La’aan.

si loo ogaado Xaaladda ay ku sugan yihiin dadkan soo barakacay ayaa waxaa Kormeer Guud ku tagay halka ay kaga sugan yihiin Maamulka deeegaanka Xawaadleey ee Gobolka shabeelaha dhexe.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here