Barakacayaasha kaamka Raage Iidle ee Baladweyne oo codsaday in bisha barakeysan loo sameeyo a furin.

0
148

Baladweyne (Radio Beerlula)- qoysaska ku nool kaamka raage iidle ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa soo wajahay xaalado nolol xumo qoysaskan ayaa awoodin in aay helaan afurin marka la gaaro bisha barakeysan ee Ramadaan oo ay maalmo kooban inaga xigaan.

Baahiyaha ugu daran ee haaysto ayaa waxa kamid ah hooyga aan wanaagsaneeyn raashin la,aan iyo caafimaad daro.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.