Barakacayaasha Kaamka Wariiri ee magaalada Baydhabo Oo codsaday gurmad lala soo gaaro.

0
234

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Kaamka Wariiri Oo ka mid ah kaamamka ku yaala magaalada Baydhabo waxaa uu hoy u yahay oo ku nool Qoysas naafo ah, Waayeelo aan u adkeysan karin gaajada iyo Carruur oo Cafimaad la’aan ku ah kaamkaasi.

waxaayna waaladiinta caruurtaasi ay yihiin kuwa la daalaadhacaya nolol maalmeedka qoyska waxeynka ka soo barkaceen abaarta ka jirto dalka iygo soo maciin biday magalada beydhabo.

Warbixintan waxa soo jeedaya Xaawo Aadan Xuseen.