Baladweyne (Radio Beerlula)-Xaalado Bani’aadanimo ayeey wajahayaan qoyskaan oo ku nool duleedka Degamada Afgooye.
Xaaalada ay wajahaan qoysaskaan danyarta ah ayaa waxaa kamid ah Biyo la’aan , Cuno yari iyo Hoy la’aan.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.


