Barakacayasha Baladweyne oo codsaday in lagala qeyb qaato ciidsiinta Caruurtooda.

0
277

Baladweyne (Radio Beerlula)-Inkastoo inta badan bulshada magaalada Baladweyne ee wax heysta ay u diyaar garoobayan islamarkana caruurtooda ay u iibinayaan dharka ciida ayaa haddana waxaa jira  qoysas aan awoodin  in dharka ciida ay u iibiyaan caruurtooda, waxana ka mid ah dadka danyarta iyo kuwa barakacayaasha.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here