Barakacayasha degan kaamka webi shabeelle ee Baladweyne oo codsaday in lala soo gaaro gurmad kala duwan.

0
121

Baladweyne (Radio Beerlula)- Qoysaskan oo ku nool kaamanka webi shabeelle ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa xiligan heysata durufo kala duwan oo ay ka mid tahay hoy la’aan, caafimaad darro iyo raashin yari, waxana dadkan ay ku dhax nool yihiin guryo ka sameysan kartoono iyo baco aan cilin Karin dhibicda roobka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.